(Sawirro) Laftagareen oo xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyey garoonka Ciyaaraha Dr. Ayuub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Garoonka Ciyaaraha Dr. Ayuub ee Magaalada Baydhabo oo dib u habeyn lagu sameeyey. Dhismaha garoonkan oo ay ku baxday boqolaal kun oo dollar ayaa ah mid si aad ah loo qurxiyey, waxaana la dhigay rooga cagaaran ee garoomada loogu talo galay iyadoo qeybta … Continue reading (Sawirro) Laftagareen oo xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyey garoonka Ciyaaraha Dr. Ayuub